Manage security and compliance
Connect Bastion to ChatGPT to manage your security and compliance posture through natural conversation. Review framework compliance status across SOC 2, ISO 27001, HIPAA, and GDPR. Drill into failing tests, upload evidence, and submit controls for review. Ask your knowledge base security and compliance questions grounded in your own policies and documentation. Monitor code security findings and GitHub configuration status. All data is scoped to your authenticated account - you only ever see your own tenant.
Marka lagu xidho Bastion, ChatGPT waxa laga yaabaa inuu abkan la wadaago wada-sheekeysiyo iyo xusuus khuseeya si uu macne guud ugu bixiyo codsiyadaada. Isticmaalka Bastion ee xogtan waxa xukuma shuruudahooda iyo siyaasaddooda asturnaanta. Haddii Xusuusta kuu daaran tahay, xogta abka waxa loo adeegsan karaa in si firfircoon laguu siiyo macluumaad ama talo soo jeedin waxtar leh. ChatGPT had iyo jeer wuu ixtiraamaa dookhyadaada xogta tababarka, oo ay ku jirto xogta abyada ku xidhan. Adeegsiga abyada waxa la socon kara khatar sare. Waxaad maamuli kartaa dookhyadaada ama ka goyn kartaa abyada wakhti kasta setinkaaga. Wax badan ka ogow