Search meeting notes & data

Catch me up on yesterday's product roadmap review
Search and recall everything from your Spinach meetings, right inside ChatGPT. Pull summaries, action items, and decisions from any past meeting by date, attendee, project, or topic — and find specific moments in transcripts without scrolling through hours of notes.
Marka lagu xidho Spinach AI, ChatGPT waxa laga yaabaa inuu abkan la wadaago wada-sheekeysiyo iyo xusuus khuseeya si uu macne guud ugu bixiyo codsiyadaada. Isticmaalka Spinach AI ee xogtan waxa xukuma shuruudahooda iyo siyaasaddooda asturnaanta. Haddii Xusuusta kuu daaran tahay, xogta abka waxa loo adeegsan karaa in si firfircoon laguu siiyo macluumaad ama talo soo jeedin waxtar leh. ChatGPT had iyo jeer wuu ixtiraamaa dookhyadaada xogta tababarka, oo ay ku jirto xogta abyada ku xidhan. Adeegsiga abyada waxa la socon kara khatar sare. Waxaad maamuli kartaa dookhyadaada ama ka goyn kartaa abyada wakhti kasta setinkaaga. Wax badan ka ogow