Voice agents and call insights
Connect your EQHO account to review call outcomes, summarize call transcripts, analyze campaign performance, and manage voice agents and calling workflows. Ask for campaign reports, review an agent configuration, or preview a campaign change before saving it. EQHO uses OAuth sign-in. Available data and actions depend on your organization, account permissions, and enabled services. An EQHO account is required.
Marka lagu xidho eqho, ChatGPT waxa laga yaabaa inuu abkan la wadaago wada-sheekeysiyo iyo xusuus khuseeya si uu macne guud ugu bixiyo codsiyadaada. Isticmaalka eqho ee xogtan waxa xukuma shuruudahooda iyo siyaasaddooda asturnaanta. Haddii Xusuusta kuu daaran tahay, xogta abka waxa loo adeegsan karaa in si firfircoon laguu siiyo macluumaad ama talo soo jeedin waxtar leh. ChatGPT had iyo jeer wuu ixtiraamaa dookhyadaada xogta tababarka, oo ay ku jirto xogta abyada ku xidhan. Adeegsiga abyada waxa la socon kara khatar sare. Waxaad maamuli kartaa dookhyadaada ama ka goyn kartaa abyada wakhti kasta setinkaaga. Wax badan ka ogow