Continue projects with AI
Sonjapgo connects ChatGPT to your projects, tasks, shared working documents, work reports, and private thought branches. Users can find and continue current work, create projects and tasks, record and complete work, and safely preview, apply, inspect, or restore line-level document changes through authenticated workflows. Sonjapgo keeps project context connected so ChatGPT can work from the latest project, task, document, and report information.
Marka lagu xidho Sonjapgo, ChatGPT waxa laga yaabaa inuu abkan la wadaago wada-sheekeysiyo iyo xusuus khuseeya si uu macne guud ugu bixiyo codsiyadaada. Isticmaalka Sonjapgo ee xogtan waxa xukuma shuruudahooda iyo siyaasaddooda asturnaanta. Haddii Xusuusta kuu daaran tahay, xogta abka waxa loo adeegsan karaa in si firfircoon laguu siiyo macluumaad ama talo soo jeedin waxtar leh. ChatGPT had iyo jeer wuu ixtiraamaa dookhyadaada xogta tababarka, oo ay ku jirto xogta abyada ku xidhan. Adeegsiga abyada waxa la socon kara khatar sare. Waxaad maamuli kartaa dookhyadaada ama ka goyn kartaa abyada wakhti kasta setinkaaga. Wax badan ka ogow