Search your handwritten notes
Penlog turns your handwritten Apple Pencil journal into structured data you can work with in ChatGPT. Ask what you wrote on a given day, search your pages by topic, and pull up your open tasks with their current status. You can also add a task or mark one done, and it appears on your handwritten page and syncs through to Notion. Write by hand, then work with everything you wrote.
Marka lagu xidho Penlog, ChatGPT waxa laga yaabaa inuu abkan la wadaago wada-sheekeysiyo iyo xusuus khuseeya si uu macne guud ugu bixiyo codsiyadaada. Isticmaalka Penlog ee xogtan waxa xukuma shuruudahooda iyo siyaasaddooda asturnaanta. Haddii Xusuusta kuu daaran tahay, xogta abka waxa loo adeegsan karaa in si firfircoon laguu siiyo macluumaad ama talo soo jeedin waxtar leh. ChatGPT had iyo jeer wuu ixtiraamaa dookhyadaada xogta tababarka, oo ay ku jirto xogta abyada ku xidhan. Adeegsiga abyada waxa la socon kara khatar sare. Waxaad maamuli kartaa dookhyadaada ama ka goyn kartaa abyada wakhti kasta setinkaaga. Wax badan ka ogow