Manage rental operations
Plubox helps authenticated property managers review organizations, bookings and booking payments, schedules, nightly and long-term prices, stored Booking.com market availability and Airbnb competitors, expenses, utility payments, tasks, cleanings, and statistics; it provides occupancy and pricing recommendations and makes only bounded operational and financial changes with explicit confirmation.
Marka lagu xidho Plubox, ChatGPT waxa laga yaabaa inuu abkan la wadaago wada-sheekeysiyo iyo xusuus khuseeya si uu macne guud ugu bixiyo codsiyadaada. Isticmaalka Plubox ee xogtan waxa xukuma shuruudahooda iyo siyaasaddooda asturnaanta. Haddii Xusuusta kuu daaran tahay, xogta abka waxa loo adeegsan karaa in si firfircoon laguu siiyo macluumaad ama talo soo jeedin waxtar leh. ChatGPT had iyo jeer wuu ixtiraamaa dookhyadaada xogta tababarka, oo ay ku jirto xogta abyada ku xidhan. Adeegsiga abyada waxa la socon kara khatar sare. Waxaad maamuli kartaa dookhyadaada ama ka goyn kartaa abyada wakhti kasta setinkaaga. Wax badan ka ogow