Manage shipments and returns
AfterShip Post-Purchase for ChatGPT makes shipment and returns operations as easy as having a conversation. Connect your AfterShip data and simply chat to search shipments, review delivery status and tracking timelines, spot exceptions, look up specific orders, or review return and RMA details including refund progress, shipping status, returned items, and outcomes. Then act on what you find: with your confirmation, ChatGPT can correct shipment records, re-track stalled shipment, mark a final delivery status, and move returns through approval, receiving, and resolution — always scoped to your organization and your own AfterShip role.
Marka lagu xidho AfterShip Post-Purchase, ChatGPT waxa laga yaabaa inuu abkan la wadaago wada-sheekeysiyo iyo xusuus khuseeya si uu macne guud ugu bixiyo codsiyadaada. Isticmaalka AfterShip Post-Purchase ee xogtan waxa xukuma shuruudahooda iyo siyaasaddooda asturnaanta. Haddii Xusuusta kuu daaran tahay, xogta abka waxa loo adeegsan karaa in si firfircoon laguu siiyo macluumaad ama talo soo jeedin waxtar leh. ChatGPT had iyo jeer wuu ixtiraamaa dookhyadaada xogta tababarka, oo ay ku jirto xogta abyada ku xidhan. Adeegsiga abyada waxa la socon kara khatar sare. Waxaad maamuli kartaa dookhyadaada ama ka goyn kartaa abyada wakhti kasta setinkaaga. Wax badan ka ogow