Publish videos to social media
Turn a video attachment into an editable Repostit Brief for the social accounts you have already connected. List your destinations, prepare a video with a caption, schedule it for a specific time, or queue it for immediate publishing after confirming the action. Check delivery status to see which posts are queued, which need attention, and which have a published link. A Repostit account with connected social accounts is required.
Marka lagu xidho Repostit, ChatGPT waxa laga yaabaa inuu abkan la wadaago wada-sheekeysiyo iyo xusuus khuseeya si uu macne guud ugu bixiyo codsiyadaada. Isticmaalka Repostit ee xogtan waxa xukuma shuruudahooda iyo siyaasaddooda asturnaanta. Haddii Xusuusta kuu daaran tahay, xogta abka waxa loo adeegsan karaa in si firfircoon laguu siiyo macluumaad ama talo soo jeedin waxtar leh. ChatGPT had iyo jeer wuu ixtiraamaa dookhyadaada xogta tababarka, oo ay ku jirto xogta abyada ku xidhan. Adeegsiga abyada waxa la socon kara khatar sare. Waxaad maamuli kartaa dookhyadaada ama ka goyn kartaa abyada wakhti kasta setinkaaga. Wax badan ka ogow