Email for your AI agent
Connect your Robotomail account to search and read messages, send plain-text email, reply in existing threads, and set a friendly sender name for your agent. Choose an existing mailbox and ask for the email action you need. Sending and replying deliver immediately. A Robotomail account and an existing mailbox are required; your plan and normal usage limits apply.
Marka lagu xidho Robotomail, ChatGPT waxa laga yaabaa inuu abkan la wadaago wada-sheekeysiyo iyo xusuus khuseeya si uu macne guud ugu bixiyo codsiyadaada. Isticmaalka Robotomail ee xogtan waxa xukuma shuruudahooda iyo siyaasaddooda asturnaanta. Haddii Xusuusta kuu daaran tahay, xogta abka waxa loo adeegsan karaa in si firfircoon laguu siiyo macluumaad ama talo soo jeedin waxtar leh. ChatGPT had iyo jeer wuu ixtiraamaa dookhyadaada xogta tababarka, oo ay ku jirto xogta abyada ku xidhan. Adeegsiga abyada waxa la socon kara khatar sare. Waxaad maamuli kartaa dookhyadaada ama ka goyn kartaa abyada wakhti kasta setinkaaga. Wax badan ka ogow