Federated WooCommerce search
KaliCart Global searches participating WooCommerce merchants through one consented, policy-scoped catalog. It shows match evidence and snapshot provenance, then verifies a selected product live through a server-side Bridge read that preserves the OpenAI scope. It is read-only and does not place orders or process payments.
Marka lagu xidho KaliCart Global, ChatGPT waxa laga yaabaa inuu abkan la wadaago wada-sheekeysiyo iyo xusuus khuseeya si uu macne guud ugu bixiyo codsiyadaada. Isticmaalka KaliCart Global ee xogtan waxa xukuma shuruudahooda iyo siyaasaddooda asturnaanta. Haddii Xusuusta kuu daaran tahay, xogta abka waxa loo adeegsan karaa in si firfircoon laguu siiyo macluumaad ama talo soo jeedin waxtar leh. ChatGPT had iyo jeer wuu ixtiraamaa dookhyadaada xogta tababarka, oo ay ku jirto xogta abyada ku xidhan. Adeegsiga abyada waxa la socon kara khatar sare. Waxaad maamuli kartaa dookhyadaada ama ka goyn kartaa abyada wakhti kasta setinkaaga. Wax badan ka ogow