Publish reports and slides
Turn HTML created by your agent into a shareable report, presentation, brief, or explainer. Share Artifacts publishes static HTML, lets you update an artifact while keeping its link, and provides tools to manage sharing and revoke access. Artifacts are owner-private by default. Choose public or restricted sharing when you are ready to share. Published content is sanitized and served on a separate content origin. JavaScript, forms, embeds, and active API calls are disabled. Connect to the hosted MCP service and authorize access to your own Share Artifacts account.
Marka lagu xidho Share Artifacts, ChatGPT waxa laga yaabaa inuu abkan la wadaago wada-sheekeysiyo iyo xusuus khuseeya si uu macne guud ugu bixiyo codsiyadaada. Isticmaalka Share Artifacts ee xogtan waxa xukuma shuruudahooda iyo siyaasaddooda asturnaanta. Haddii Xusuusta kuu daaran tahay, xogta abka waxa loo adeegsan karaa in si firfircoon laguu siiyo macluumaad ama talo soo jeedin waxtar leh. ChatGPT had iyo jeer wuu ixtiraamaa dookhyadaada xogta tababarka, oo ay ku jirto xogta abyada ku xidhan. Adeegsiga abyada waxa la socon kara khatar sare. Waxaad maamuli kartaa dookhyadaada ama ka goyn kartaa abyada wakhti kasta setinkaaga. Wax badan ka ogow