Explore market data
Retrieve current market prices and historical OHLCV data for supported forex pairs, cryptocurrencies and US equities. Check trading hours, market opening status and holiday calendars in the same conversation. Connect your SiftingIO account through a read-only authorization; there is no need to paste an API key into ChatGPT. Data is retrieved on request, not streamed continuously. Available markets, historical depth and request limits depend on your SiftingIO plan. SiftingIO provides market data, not investment advice, and cannot place trades, transfer funds or change your account settings.
Marka lagu xidho SiftingIO, ChatGPT waxa laga yaabaa inuu abkan la wadaago wada-sheekeysiyo iyo xusuus khuseeya si uu macne guud ugu bixiyo codsiyadaada. Isticmaalka SiftingIO ee xogtan waxa xukuma shuruudahooda iyo siyaasaddooda asturnaanta. Haddii Xusuusta kuu daaran tahay, xogta abka waxa loo adeegsan karaa in si firfircoon laguu siiyo macluumaad ama talo soo jeedin waxtar leh. ChatGPT had iyo jeer wuu ixtiraamaa dookhyadaada xogta tababarka, oo ay ku jirto xogta abyada ku xidhan. Adeegsiga abyada waxa la socon kara khatar sare. Waxaad maamuli kartaa dookhyadaada ama ka goyn kartaa abyada wakhti kasta setinkaaga. Wax badan ka ogow