Control your computer safely
Connect ChatGPT to your paired computer through WST Commander. Inspect system health, files, processes and services, run approved Git-safe commands, and perform approved desktop actions with OAuth-secured MCP tools.
Marka lagu xidho WST Commander, ChatGPT waxa laga yaabaa inuu abkan la wadaago wada-sheekeysiyo iyo xusuus khuseeya si uu macne guud ugu bixiyo codsiyadaada. Isticmaalka WST Commander ee xogtan waxa xukuma shuruudahooda iyo siyaasaddooda asturnaanta. Haddii Xusuusta kuu daaran tahay, xogta abka waxa loo adeegsan karaa in si firfircoon laguu siiyo macluumaad ama talo soo jeedin waxtar leh. ChatGPT had iyo jeer wuu ixtiraamaa dookhyadaada xogta tababarka, oo ay ku jirto xogta abyada ku xidhan. Adeegsiga abyada waxa la socon kara khatar sare. Waxaad maamuli kartaa dookhyadaada ama ka goyn kartaa abyada wakhti kasta setinkaaga. Wax badan ka ogow