Find anything in your home
Intellist is an iPhone home inventory that uses NFC tags on bins, shelves, and rooms. Connect it to ChatGPT to find where you stored something, see what's in any bin or room, log new items, update quantities, and check off shopping or packing lists, including lists shared with your family through groups. Changes sync to the Intellist app. ChatGPT can't permanently delete lists or items.
Marka lagu xidho Intellist, ChatGPT waxa laga yaabaa inuu abkan la wadaago wada-sheekeysiyo iyo xusuus khuseeya si uu macne guud ugu bixiyo codsiyadaada. Isticmaalka Intellist ee xogtan waxa xukuma shuruudahooda iyo siyaasaddooda asturnaanta. Haddii Xusuusta kuu daaran tahay, xogta abka waxa loo adeegsan karaa in si firfircoon laguu siiyo macluumaad ama talo soo jeedin waxtar leh. ChatGPT had iyo jeer wuu ixtiraamaa dookhyadaada xogta tababarka, oo ay ku jirto xogta abyada ku xidhan. Adeegsiga abyada waxa la socon kara khatar sare. Waxaad maamuli kartaa dookhyadaada ama ka goyn kartaa abyada wakhti kasta setinkaaga. Wax badan ka ogow