Search your saved transcripts
Connect your VoiceScribe library to ChatGPT to find recordings by title or date, search words spoken in saved transcripts, and turn past conversations into useful answers. Read timestamps and speaker labels, revisit saved summaries, and check your membership or daily transcription usage when you ask. Access is read-only: this app cannot edit or delete your VoiceScribe content. A VoiceScribe library connection is required. Search coverage and long transcripts may be paginated; unavailable summaries are reported rather than invented.
Marka lagu xidho VoiceScribe, ChatGPT waxa laga yaabaa inuu abkan la wadaago wada-sheekeysiyo iyo xusuus khuseeya si uu macne guud ugu bixiyo codsiyadaada. Isticmaalka VoiceScribe ee xogtan waxa xukuma shuruudahooda iyo siyaasaddooda asturnaanta. Haddii Xusuusta kuu daaran tahay, xogta abka waxa loo adeegsan karaa in si firfircoon laguu siiyo macluumaad ama talo soo jeedin waxtar leh. ChatGPT had iyo jeer wuu ixtiraamaa dookhyadaada xogta tababarka, oo ay ku jirto xogta abyada ku xidhan. Adeegsiga abyada waxa la socon kara khatar sare. Waxaad maamuli kartaa dookhyadaada ama ka goyn kartaa abyada wakhti kasta setinkaaga. Wax badan ka ogow