Hand work to your AI agents
JackHamr agents each work on their own persistent cloud computer, with your repos, files and tools. From ChatGPT you can hand an agent a task, follow its progress, answer the questions it asks, and get back its files, reports and preview links. You can also see what your agents are waiting on, set up recurring work, and, if you allow it, run commands on an agent's machine. You choose exactly what ChatGPT may do when you connect, and agents still ask before anything sensitive.
Marka lagu xidho JackHamr, ChatGPT waxa laga yaabaa inuu abkan la wadaago wada-sheekeysiyo iyo xusuus khuseeya si uu macne guud ugu bixiyo codsiyadaada. Isticmaalka JackHamr ee xogtan waxa xukuma shuruudahooda iyo siyaasaddooda asturnaanta. Haddii Xusuusta kuu daaran tahay, xogta abka waxa loo adeegsan karaa in si firfircoon laguu siiyo macluumaad ama talo soo jeedin waxtar leh. ChatGPT had iyo jeer wuu ixtiraamaa dookhyadaada xogta tababarka, oo ay ku jirto xogta abyada ku xidhan. Adeegsiga abyada waxa la socon kara khatar sare. Waxaad maamuli kartaa dookhyadaada ama ka goyn kartaa abyada wakhti kasta setinkaaga. Wax badan ka ogow