Manage a remote computer
MA Commander lets users securely inspect and manage an authorized remote computer through MCP. It supports files, processes, developer commands, persistent sessions, WSL workspaces, resumable transfers, screenshots, policy-gated GUI control, and limited privileged operations. Access is restricted by MA Commander safety policy and the permissions granted during authorization.
Marka lagu xidho MA Commander, ChatGPT waxa laga yaabaa inuu abkan la wadaago wada-sheekeysiyo iyo xusuus khuseeya si uu macne guud ugu bixiyo codsiyadaada. Isticmaalka MA Commander ee xogtan waxa xukuma shuruudahooda iyo siyaasaddooda asturnaanta. Haddii Xusuusta kuu daaran tahay, xogta abka waxa loo adeegsan karaa in si firfircoon laguu siiyo macluumaad ama talo soo jeedin waxtar leh. ChatGPT had iyo jeer wuu ixtiraamaa dookhyadaada xogta tababarka, oo ay ku jirto xogta abyada ku xidhan. Adeegsiga abyada waxa la socon kara khatar sare. Waxaad maamuli kartaa dookhyadaada ama ka goyn kartaa abyada wakhti kasta setinkaaga. Wax badan ka ogow