Your flights, live
Lufthaven is a flight tracker for iPhone. Connect it and your assistant knows when you are travelling: the flight you are on or about to take, its live status, gate, terminal, delay, the incoming plane and the security wait at departure. When you book a flight, the assistant can save it to Lufthaven so your phone tracks it and alerts you. It reads your saved flights and adds new ones; it cannot remove a flight or change your account. Works with your Lufthaven account on iPhone.
Marka lagu xidho Lufthaven, ChatGPT waxa laga yaabaa inuu abkan la wadaago wada-sheekeysiyo iyo xusuus khuseeya si uu macne guud ugu bixiyo codsiyadaada. Isticmaalka Lufthaven ee xogtan waxa xukuma shuruudahooda iyo siyaasaddooda asturnaanta. Haddii Xusuusta kuu daaran tahay, xogta abka waxa loo adeegsan karaa in si firfircoon laguu siiyo macluumaad ama talo soo jeedin waxtar leh. ChatGPT had iyo jeer wuu ixtiraamaa dookhyadaada xogta tababarka, oo ay ku jirto xogta abyada ku xidhan. Adeegsiga abyada waxa la socon kara khatar sare. Waxaad maamuli kartaa dookhyadaada ama ka goyn kartaa abyada wakhti kasta setinkaaga. Wax badan ka ogow