Manage AI agents and CRM
Connect your Bevado account to inspect AI receptionist settings, prompts, workflows, CRM records, sequences, and calendar connections. Choose the organizations, agents, and permissions to grant. Available tools depend on your account and approved access. Configuration changes use a preview and approval step before commit. A Bevado account and MCP pilot access are currently required.
Marka lagu xidho Bevado, ChatGPT waxa laga yaabaa inuu abkan la wadaago wada-sheekeysiyo iyo xusuus khuseeya si uu macne guud ugu bixiyo codsiyadaada. Isticmaalka Bevado ee xogtan waxa xukuma shuruudahooda iyo siyaasaddooda asturnaanta. Haddii Xusuusta kuu daaran tahay, xogta abka waxa loo adeegsan karaa in si firfircoon laguu siiyo macluumaad ama talo soo jeedin waxtar leh. ChatGPT had iyo jeer wuu ixtiraamaa dookhyadaada xogta tababarka, oo ay ku jirto xogta abyada ku xidhan. Adeegsiga abyada waxa la socon kara khatar sare. Waxaad maamuli kartaa dookhyadaada ama ka goyn kartaa abyada wakhti kasta setinkaaga. Wax badan ka ogow