Create designs and PPT slides
Create images and designs from a brief, preview generated images in an inline gallery with original-image links, follow generation progress, respond to design questions, and revise an existing design. Export completed presentation slides as a downloadable PPTX that preserves their appearance. Display PPTX slides are images, so their text is not editable. Requires a connected DesignKit account. Generation is asynchronous; the plugin reports task progress and any account or generation errors.
Marka lagu xidho DesignKit, ChatGPT waxa laga yaabaa inuu abkan la wadaago wada-sheekeysiyo iyo xusuus khuseeya si uu macne guud ugu bixiyo codsiyadaada. Isticmaalka DesignKit ee xogtan waxa xukuma shuruudahooda iyo siyaasaddooda asturnaanta. Haddii Xusuusta kuu daaran tahay, xogta abka waxa loo adeegsan karaa in si firfircoon laguu siiyo macluumaad ama talo soo jeedin waxtar leh. ChatGPT had iyo jeer wuu ixtiraamaa dookhyadaada xogta tababarka, oo ay ku jirto xogta abyada ku xidhan. Adeegsiga abyada waxa la socon kara khatar sare. Waxaad maamuli kartaa dookhyadaada ama ka goyn kartaa abyada wakhti kasta setinkaaga. Wax badan ka ogow